VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Degmo - Lyrics

nimcooy daawashada guud kolkan sheeda kaa dayo haybad dumarba waayaa eebe kuugu deeqoo indhahaa ku doogsada qalbiguna kasii daran daalo iyo hawdoo daruuruhu ku hooreen doogiyo dureemada mulacyeeyay daadkii naykuhu dhardanayaan badhna daal ku joogaan dumarkuna ayaantaa aqal dadabsan oo wayn ka dhiseen duleedkii dabadeed cawayskii gabdho timaha loo dabay marsanaaya diibkii dirac kama helaaniyo dharka diiqa geliyee sadex qaydii lagu daday raga loogu daw galay durbaanka u garaaceen qaar baa duur uyaacee gortii lakala diday nuxnux aan dibnahan iyo dhaafeyn dushoodana lagu kala dambeeyee hooy dookh hadii ad leedahay aad debecsanaatide dagmo yaa ku geeyoo kusoo daawashiiya daaleynu joognee aan dacal ka dhaafnee dusha ceerigaabiyo dayaxada agteeda dayaaraadka bowbogiyo ay ku dambaysey bariidada dooxadii nugaal iyo haradii danoodeed daf ka tahay xareedii xoolhu durduurteen dar ilaahay beeshuna uducaysayanaysoo deriskuba ayaantaa lay lay daymadaa u baahane dibed aadi maynoo ileyn dooni maynee dhaqankeena dahabkaa dad kulama wadaagee dalalkeena fara badan dalxiis maad u aadine
Queue is empty
-- / --