VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Degmo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Dhuule
Degmo

nimcooy daawashada guud
kolkan sheeda kaa dayo
haybad dumarba waayaa
eebe kuugu deeqoo
indhahaa ku doogsada
qalbiguna kasii daran
daalo iyo hawdoo
daruuruhu ku hooreen
doogiyo dureemada
mulacyeeyay daadkii
naykuhu dhardanayaan
badhna daal ku joogaan
dumarkuna ayaantaa
aqal dadabsan oo wayn
ka dhiseen duleedkii
dabadeed cawayskii
gabdho timaha loo dabay
marsanaaya diibkii
dirac kama helaaniyo
dharka diiqa geliyee
sadex qaydii lagu daday
raga loogu daw galay
durbaanka u garaaceen
qaar baa duur uyaacee
gortii lakala diday
nuxnux aan dibnahan iyo
dhaafeyn dushoodana
lagu kala dambeeyee
hooy dookh hadii ad leedahay
aad debecsanaatide
dagmo yaa ku geeyoo
kusoo daawashiiya
daaleynu joognee
aan dacal ka dhaafnee
dusha ceerigaabiyo
dayaxada agteeda
dayaaraadka bowbogiyo
ay ku dambaysey bariidada
dooxadii nugaal iyo
haradii danoodeed
daf ka tahay xareedii
xoolhu durduurteen
dar ilaahay beeshuna
uducaysayanaysoo
deriskuba ayaantaa
lay lay daymadaa u baahane
dibed aadi maynoo
ileyn dooni maynee
dhaqankeena dahabkaa
dad kulama wadaagee
dalalkeena fara badan
dalxiis maad u aadine

codkii Omar Dhuule