gawraha habeenkii gidaeada cidlaa ka goohayoo
hadiy dabayaal nafta ugu gabyoo ku geeraaraye
gabadhyahay marnaba hay guumaysanine
oo iiga go gantaalahaa oo iiga gantaalahaa
garan maayo waxa igubee gartayo
walah bilahi adayi gubeee
garan maayo adaa gube garanayoo adaa gubee
sida looma galo nafaad gararyeneey ugalomoon taye
wuxuunba ugurmadaa ruux geeriyoo hoos yaal godkee
gacal tooyadii garanweydayo waad gees martee
caqligaanad galin nabsig gudaa uku garab sadaa
dhaxaan gabadayoo waxaad gayataba gudka uriee
goortaan is idhi waad gaadhey nabaad geedigi wade

Exit mobile version