Iyadoo dadka wada
Gam een waxan saqda
Dhexe ugudaya gowraha
Uga heesayaa X2

Habeenka labadiisa
Galin waxan kuugu
Gobyayaa inaan
Gacan kaa helee
X2

Gobaaday talo aad
Goysaa go'aan keedii
Ahaa haguuro hasii
Galbado X2

Waxaan gabal dhaciyo
Waa amase gudcur iyo
Cadaba buuraha uga
Soo gudbaa X2

Gabdhihi iila kaa sinaa
Waxan uga gaab sadee
Waliba godobta uga
Galay X2

Inaan garab kaa heloo
Go'doomee isoo dhaw-
Aysoo gantaalaha
Iga jartaa X2

Gobaaday talo aad
Goysaa go'aan keedii
Ahaa haguuro hasii
Galbado X2

Iyadoo dadka wada
Gam een waxan saqda
Dhexe ugudaya gowraha
Uga heesayaa X2

Habeenka labadiisa
Galin waxan kuugu
Gobyayaa inaan
Gacan kaa helee
X2

Gobaaday talo aad
Goysaa go'aan keedii
Ahaa haguuro hasii
Galbado X2

Exit mobile version