nin haween jeclaaday
hawliyo dhibaatiyo
waay iman hadimee
anoo kuu hanwaynbaa
halbowlaha igoysoo
warba iima heyside
hadal tiro ma fiicnee
adoon iga haraadin
maxaa kula hagaagsan
inaan kaa hadhaan
imika taladeed hayaa
hadaynaan heshiinayan
wa inaynu kala hadhnaa
kala hawl yaraysanaa
halka nagu wadeeniyo
howdada madiiniyo
hayadiin aogaanee
waa in lahabsadaayoo
hodan noo qodeysaa
ragu hos u eegaa
hedu way baxaysaa
ilayn haydsan maaye
aa kaa horeeyee
hadii kale aan hoydoo
halkii loo badnaa iyo
aakhiro u hayaamee

Exit mobile version