Imisaa beer laxawsigeeniye
Bogiyo kala jaray wadnaha
Imisay beeruhu lusheenoo
Hadeer baadi doon ku maqan

Sawtay sunduluuc ahayd
Goodharkii labaad ma noqon
Sawtay garanuug ahayd
Goodharkii labaad ma noqon

Waa balaayo buur baanihii
Hana badin alahayoow naftooda
Hana badin alahayoow
Waa balaayo buur baanihii
Hana badin alahayoow haweenka
Hana badin alahayoow

Exit mobile version