Nin haween jeclaaday
Howl iyo dhibaatiyo
Waayi maayo hadimee
X2

Anoo kuu hanwayn baad
Halbowlaha igoysoo
Warba iima hayside X2

Hadal tiro ma fiicnee
Adoon iga haraadin
Maxaa kula hagaagsan
X2

Inaan kaa hadhaan
Iminka taladeed hayaa
X2

Hadaynaan heshiinayn
Waa inaynu kala hadhnaa
Kala howl yaraysanaa
X2

Halkaad nagu wadeen iyo
Hagar daamadiiniyo
Hayadii ogaanee X2

Waa in lahub sadaayoo
Hogaad noo qodaysaan
Aanu hoos u eegnaa X2

Hadal tiro ma fiicnee
Adoon iga haraadin
Maxaa kula hagaagsan
X2

Inaan kaa hadhaan
Iminka taladeed hayaa
X2

Hadaynaan heshiinayn
Waa inaynu kala hadhnaa
Kala howl yaraysanaa
X2

Hadu way baxaysaa
Ileen haysan maayee
Aan kaa horeeyee
X2

Hadii kale aan hoydoo
Halkii loo badnaa iyo
Aakhiro u hayaamee
X2

Hadal tiro ma fiicnee
Adoon iga haraadin
Maxaa kula hagaagsan
X2

Inaan kaa hadhaan
Iminka taladeed hayaa
X2

Hadaynaan heshiinayn
Waa inaan kala hadhnaa
Kala howl yaraysanaa
X2

Exit mobile version