VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isha bidix - Lyrics

Isha bidix ayaa I ooyaysoo midaan Eegan lahaa baan Ka waayay ifkee X2 Aakhiro nabsi iiga Iman maayee X2 Idlaadaye iilka Ii qodayee X2 Utun ma qarsoonto Aduun kaba oo Nayaa hoy adeega Nabsi ayaa aduunka Jiree X2 Markuu unkamaan Tolla ayeey afeef ka Dhigtee X2 Idlaadaye ax way Iilka ii qoda ee X2 Ildoogsi horteed Ilmayga timoo Markaan arkay Baan aduunka nece X2 Ifkaba joogidiisu Tolla ayeey iima Ekee X2 Idlaadaye aa iilka Ii qodayee X2 Axdiga been ah Aramidiisii baa Ooftiyo wadnihii I ololeenee X2 Naayaa hoy amaah Nin u qaatay aar Masugee X2 Idlaadaye aa iilka Ii qodayee X2 Obti qodan aadmi Kama baydhoo Ilaahoon tusayn Ma eegi karee X2 Malaha aayihiisu Iib ma galee X2 Idlaadaye aa iilka Ii qodayee X2
Queue is empty
-- / --