VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Isha bidix mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Dhuule
Isha bidix

Isha bidix ayaa
I ooyaysoo midaan
Eegan lahaa baan
Ka waayay ifkee
X2

Aakhiro nabsi iiga
Iman maayee X2

Idlaadaye iilka
Ii qodayee X2

Utun ma qarsoonto
Aduun kaba oo
Nayaa hoy adeega
Nabsi ayaa aduunka
Jiree X2

Markuu unkamaan
Tolla ayeey afeef ka
Dhigtee X2

Idlaadaye ax way
Iilka ii qoda ee X2

Ildoogsi horteed
Ilmayga timoo
Markaan arkay
Baan aduunka nece
X2

Ifkaba joogidiisu
Tolla ayeey iima
Ekee X2

Idlaadaye aa iilka
Ii qodayee X2

Axdiga been ah
Aramidiisii baa
Ooftiyo wadnihii
I ololeenee X2

Naayaa hoy amaah
Nin u qaatay aar
Masugee X2

Idlaadaye aa iilka
Ii qodayee X2

Obti qodan aadmi
Kama baydhoo
Ilaahoon tusayn
Ma eegi karee X2

Malaha aayihiisu
Iib ma galee X2

Idlaadaye aa iilka
Ii qodayee X2

codkii Omar Dhuule