Xabad yahay waxaad tahay
Xulashada haween koo Xaqiiqdii mid kula mida
Wali lama xambaarine
X2

Xuural cayn lamoodyay
Xaragada u dhalataay
X2

Gacmahaaga xaada leh
Markaan soo xusuustaba
Xadan toodayay X2

Xidig yahay amaanoy
Talo iga xaniban tee
Xidig yahay aamaanoy
Xabaal baan dul aalaa
X2

Xishoodka iyo edeb taba
Midii loo xanbaarshaay
Xidig yahay dhankaygii
Xiisaad kuleedahoo
X2

Xuural cayn lamoodyay
Xaragada u dhalataay
X2

Gacmahaaga xaada leh
Markaan soo xusuustaba
Xadan toodayay X2

Xidig yahay amaanoy
Talo iga xaniban tee
Xidig yahay aamaanoy
Xabaal baan dul aalaa
X2

Ku xeen daaban inan yahay
Caashaqu xagaygee
Adna xadhiga ila qabo
Xaq baan kuugu yeeshee
X2

Xuural cayn lamoodyay
Xaragada u dhalataay
X2

Gacmahaaga xaada leh
Markaan soo xusuustaba
Xadan toodayay X2

Xidig yahay amaanoy
Talo iga xaniban tee
Xidig yahay aamaanoy
Xabaal baan dul aalaa
X2

Exit mobile version