inanyahay rag iyo dumar
ruuxaad is barataan
kaa raysan maayee
waabu kuu riyaaqaa
hadaad raali iga noqon
raqdaydaan markaan go'o
raxmaay
kuugu iman rugtiinee
RABBI igu og inanyahay
wali waan ku raadshaa
canbayahaw rakada koray
waaban kugu riyooda
hadaad raali iga noqon
raqdaydaan markaan go'o
raxmaay
kuugu iman rugtiinee

Exit mobile version