labadii is hanatee inay guri wadaagaan
ku heshiiyay guurkoo
guushiii haleeshoo hamigiini gaadheen
halyayoow bashiiroow axlaameey habooney
hidaheena weeyoo
hanbalyaynu leenahay ducaan idin huwinayna
hodan iyo nimcaba hela jacal aan hadhayn
hanad iyo hablaba farxad iyo hantiba
nolol horu markeed
labadii hanaankiyo hubsanaanta noloshiyo
ku heshiiyay samaahow
hoobaantii guratoo hamigiinii gaadheen
horseedoow bashiiro axlaameey haldhaayeey
waa hilinka noloshee

Exit mobile version