Inan yahay milgiyo
Sharaf iyo midab la
Daawado maashaa
Allaahuye mowle kuu
ibeyoo madhafan
Ka dumarkiyo marwo
Loo xushaa tahay
X2

Ana milicsigaagiyo
Mudanay kalgacalkiyo
Caashaqii imuday baa
Igu soo mirkacayoo
Maankiyo naftayduba
Adaan kugu maqsuda
X2

Mahuraanka noloshiyo
Manfacii aduunkaay
Maamuuska guurkiyo
Waa muhiim jacayl
Kuye mirahiisa ilaguro
X2

Inan yahay man iyo
Ubax iyo geed magoloo
Qurux lagu maneestaa
Muuqeedii leedahoo
Macanay dareenkiyo
Miskaxdaad ku laran
Tahay x2

Ogow muhashadadiyo
Mowjadii kalgacalkiyo
Laxowgan maqurtana
Igu maaxanaayo maq-
Rib cishiyo subax
Marba soo xusuustaa
X2

Mahuraanka noloshiyo
Manfacii aduunkaay
Maamuuska guurkiyo
Waa muhiim jacayl
Kuye mirahiisa ilaguro
X2

Exit mobile version