VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta O1 Intro - Lyrics

Naftuba kala midab qurxoon Dadkuna kala dhaayo wacan Haweenkuna kala qumanee Marwaa tahay raad qabow Qudhaydaan kaa jeclahay Quruxda noloshayda iyo Sharafta qoyskaa tahoo Qalbiga farxadiisiiyeey Qudhaydaan kaa jeclahay Awlaadayda qaaligaa Qurayshtii ii dhashaay Dhib iyo hagar kuma quudhee Qeyrkaa ugu sharaf badnoow Aakhirana janadii qaboobayd Ahow kuwa loo qalqaalshee Malaaigtu malaaigtu qaabilayaan Erayadaasi waxey ku jiraan Albumka cusub ee la furayo 2011 Kuna soo dhawaada albumkan La magac baxay qudheydaan Kaa jeclahay Oo ay ku jiraan heeso Dhamaantood wada cusub Oo runtii aad u macmacaan Oo aad ka heli doonto Waxa albumkan lagu soo koobay Heeso nooc kasta leh Waxa sidoo kale aan laga Waayayn heesihii banaadiriga ahaa Waxa kale oo ku jira Heesihii af mayga Oo aad u macaan Albumkam oo uu codkiisa Macaanka badan idinku Soo gaadhsiinayo Omar Shariif ee reer Sawriikh ee dalkaasi Swayska Alfanaam omar shariif Wuxu si gaara u xusayaa Mahad gaarana u celinaya Fanaanka weyn ee caanka C/qaadir juba oo aanu Albumkani la,aantii hirgaleen sidoo kale wuxu xusayaa Ibraahim cali oo ku magac Dheer ibraahim hibo Iyo nuur maxamed nuur Oo ku magac dheer Nuur dj nuur Abwaanada & laxamiistayaasha Albumkan ku jira ayaa waxa Ay kala yihiin Maxamed Muumin Ababe Xasan Huguroow Cumar afgooye Abwaan Daahir C/Qaadir Maclin Juba & Maxamed Dubleeye Music : Axmad saalax qaasim mahdi Magacyada laxamiinta Sidoo kalena heesaha ku leh albumkan Ayaa waxay kala yihiin : Xasan hugurow Cumar Afgooye Laba musician ah : Cali hindi Maxamed Alto Labada fanaan ee caanka ah C/Qaadir Maclin Juba Maxamed Xasan Xuseen Lafoole Mataanaha Studio
Queue is empty
-- / --