Cilmi kii uwaramee
Laylana huraa
Sida waqaql daruuriyo
igu waa bariistoo

Jac la igu waraybaa
Wadnahayga xididda
Warmo iga dhacaayee

Ma waxaa hiloodee
Wanaagiyo kalgacalkii
Xiisahii wacnaa
Waqti hore la soo maray
Bal maxaa inakala waday

Adigu war la’idaa
Layguma wadaagee
Wanaaga iyo dhibaatada
Ilayn kuma waari dooonee

Haddu dumarku waycsaday
Uwaramay ibliiskuna
Marban anoo wacan
Naa adigoo waayo kulantee
Waqti lama huree
Iswareesan doonaa

Exit mobile version