Hobeeya heesta waa
Hadalkii horee hobeeya
Aniga waan iska haajiraaye
Hadii oon hadalkeed oon waayee hobeeya
Hal daqiiqo
hadan ku waayo
Ku hoydoon
hdal aan wadaaye hobeeya
Nin hoodiyo nasiib le
Aqal kugula hoyadee hobeeya
Hobeeya hobeeya
Heesta waa hadalkii horee hobeeya
Hanaanked hanaanked
Heesta waa hadalkii horee hobeeya

Exit mobile version