fardoosaay fiicnidaada anigaa ka faaleyn kara
fiira maad ii lahaatide
ha igu ficlin faqrinimada fikir iyo waxaan
filaynin ha iga fogaan waligaa
anagoon kala fududaan yaa nalaga faa idee
ma fiicnayn fool la iska fiiqaay fardowsaay walal
adigaa feedhay ku taal

Exit mobile version