hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2

aniga waan iska haajiraayaa hadii aan hadal keeda waayee hobeeya

hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2

hal daqiiqo hadaan ku waayo
kuu hoydoon hadal aan wadaayee hobeeya

hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2

nin hoodiyo nasiib leh aqal kugula hoyaadee hobeeya

hobeeya hobeeya heestan waa hadalkii horeeyee hobeeya x2

Exit mobile version