inanyahay la ila rabee reerkoodu ila doonayaay
adiguna ma i raacsantahay sheeg
mise dantaydaan kaa raacdaa rog rogoo
runtii sidaad ku raali tahay sheeg
dhulkoo rooble rays iyo xareed
aan raraabanee ma rabtaa aroos
inanyohow rag iyo dumar labadii
rafiiq noqon karaa nolol iyo raas wacan
dagee
anigoon ku reebaynin hadana iska riixayn
kugu raacay guurkee
dhulkoo rucuble raxaws gogole aan raxaabanee
waan rabaa aroos

Exit mobile version