Jacayloo idaa
Sedax maado igu idaa

Dumarkii xishoon jiray
Raggu dadab la gali jiray
Duunyana ka bixi jiray
L Dayax la moodyahay
Da’da dunidaan joogtana
Dooqaygana kama helin
Igu daa jacayloo

Mar hadaan dahabiyo
Daaro fooq lahaynoo
Cidna dibadda ii jirinee
Doolar ii iimaaneen
Danyar igu xisaaboo
Igu  daa jacayloo

Exit mobile version