nafyahay wadaadiyo
waligiii la sheegaba
waydiiyay cudurka
ku walaacinaayee
anigana wax sheegiyo
iga diiday waanee
wacdi kaala quustee

waayhay ku daayee
wadadeed maraysaa

hadii aan ku waayana
walaalo isu maqanoo
walioodba kala hela
warka aynu noqonee

waan kula wadaagaa
waxyeelada ku gaadhee
wehelkaygiibaad tahay
wadnaha lagu abuuree

wadeecada aduunkaan
warmo kaaga celiyaa
wadka kaama hayn karo
waqtioo ku maagee

Exit mobile version