VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shooli mushup - Lyrics

Yartaan aawadeed u oomanaa Dawada Mano ma I oofinine Yartaan aawadeed u oomanaa Dawada Mano ma I oofinine Nafsi oo dhanbaa weelbaabayaa Ayaa arkoo aaminaa Indhahaygaa ooyayoo Indhahaygaa ooyayoo Umul iyo Dhib iyo urugadan qabaa Oofiyoo ka go'ay anfac aan cunee Umul iyo Dhib iyo urugadan qabaa Oofiyoo ka go'ay anfac aan cunee Kuu ololayaa imaanso oo Alex ha igu simoo arinteeda qabo Kuu ololayaa imaanso oo Alex ha igu simoo arinteeda qabo Meel aan joogaba aday muuqdoo Midabkaagaa I hor maraayee Nafta muratoo Hari Masalowdoo Ku dul meertee Marwo dumaroo ku masaalaa Mar ma xiratee Marwo dumaroo ku masaalaa Mar ma xiratee Niyadiibaa la tagtee meeday Mooyiye meeday meeday Aaway maan qaadee meeday Mooyiye meeday meeday Meeday ma hayee meeday Kama maarmi karee meeday Meeday ma hayee meeday Kama maarmi karee meeday Dumarkoo idil taan ka dooranayee Darteed uga haray dantaydiiyee Dumarkoo idil taan ka dooranayee Darteed uga haray dantaydiiyee Deegaanka xamaroo ku dil dhigatee Doonisteedaan ku daalaayee Deegaanka xamaroo ku dil dhigatee Doonisteedaan ku daalaayee Dawadii qalbigaa ku doondoonee Ku doondoonee Dawadii qalbigaa ku doondoonee Ku doondoonee Darbiga ha iga tuurin daaqad saree Darbiga ha iga tuurin daaqad saree Darbiga ha iga tuurin daaqad saree Darbiga ha iga tuurin daaqad saree
Queue is empty
-- / --