VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shooli mushup mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Omar Shooli
Shooli mushup

Yartaan aawadeed u oomanaa
Dawada Mano ma I oofinine
Yartaan aawadeed u oomanaa
Dawada Mano ma I oofinine
Nafsi oo dhanbaa weelbaabayaa
Ayaa arkoo aaminaa
Indhahaygaa ooyayoo
Indhahaygaa ooyayoo

Umul iyo Dhib iyo urugadan qabaa
Oofiyoo ka go'ay anfac aan cunee
Umul iyo Dhib iyo urugadan qabaa
Oofiyoo ka go'ay anfac aan cunee
Kuu ololayaa imaanso oo
Alex ha igu simoo arinteeda qabo
Kuu ololayaa imaanso oo
Alex ha igu simoo arinteeda qabo

Meel aan joogaba aday muuqdoo
Midabkaagaa I hor maraayee
Nafta muratoo Hari
Masalowdoo Ku dul meertee
Marwo dumaroo ku masaalaa
Mar ma xiratee
Marwo dumaroo ku masaalaa
Mar ma xiratee

Niyadiibaa la tagtee meeday
Mooyiye meeday meeday
Aaway maan qaadee meeday
Mooyiye meeday meeday
Meeday ma hayee meeday
Kama maarmi karee meeday
Meeday ma hayee meeday
Kama maarmi karee meeday

Dumarkoo idil taan ka dooranayee
Darteed uga haray dantaydiiyee
Dumarkoo idil taan ka dooranayee
Darteed uga haray dantaydiiyee
Deegaanka xamaroo ku dil dhigatee
Doonisteedaan ku daalaayee
Deegaanka xamaroo ku dil dhigatee
Doonisteedaan ku daalaayee

Dawadii qalbigaa ku doondoonee Ku doondoonee
Dawadii qalbigaa ku doondoonee Ku doondoonee
Darbiga ha iga tuurin daaqad saree
Darbiga ha iga tuurin daaqad saree
Darbiga ha iga tuurin daaqad saree
Darbiga ha iga tuurin daaqad saree

codkii Omar Shooli