Tacliintii aa baranaayay iyo
Buuugii tuurayoo
Tumatidii jacaylka
Wadnaha la ii turqee

Tabiya oo
Taar udira taan jeclaay

Waxaa tiraahdaan
Waa tan iyo toolanyahee

Tabtiiq isku waashaan
Ahoo taaganee
Nimaan tamar lahayn
Baan ahoow toobsadee

Tabiya oo tabiya oo
Taar udira taan jeclaay

Waa idin tuukayaayee
Ayaa la iga taginoo
Tolaydada eeg iyo
waxaan tabanaayoo

Ila tagtee ila tagtee
Taar udria taan jeclaa

Waxaa tiraahdaan
Waa tan iyo toolanyahee

Exit mobile version