Wacad aaminkeenii
Waxaan meelba dhiganoo
Ku qornay waraaqaha
Ubax wadda jirkeeniyo
Inan kalaba weecanoo
Wehel iisku noqonaa
Wanaag iyo Kalgacal
Aan nolal wadaagnoo
Hooyna waddaa degnoo
Oo ubad wanaagsan
Waynaheen nasiiyaa.

Dantii walli ma gaarin
Waxbaa naga dhantaalan
Waagii baryaabaa
Walaac iigu beeree
Hadal waan ku daalaye
Wakhtigee dhamaynaa

Adoo walli dhalaanoo
Oo waaya arag noqon
Markii aad la wahantay
Waxyeeladiisa cashaqa
Wajigana isiin karin
Xishood aa wadiis
Welwel muhashadaadii
Waaciidsi doontoo
Waday noo afceliyey
Waataan gallada kuugalay

Mahadsanidiin dhegaystayaal iyo maamulayaal

Exit mobile version