mugdiga habeena
musbaaxi noqotaye
misilkaa ma lehe
meel kasta la jooge

maanta waa kugu hayaa
ma iloobin le maalintii
macii male midkoo
noo ahaaye

makiyaasamo marwadeyhe
ilmahayga maamadooda
muunad u yeela

masoolooyin badan
kuugu micneyn laha
intii aan booda
maqki mayside

meel aan ku mabsudaye
oon aan minaykaga ahayn
maadadayda maqale
adaa midkay ku tale

Exit mobile version