naftaydaay ha caban
ha calool xumaan
ha is badin caloolyow
adigoon u cadhoon waqtiga

ha is ciilin waligaa
cidlo weheshi ha is badin
waxaan CAADIL kuu qorin
ha culanin gaawaha

cisho inaad aduunyada
farxad aad ku ciidoo
ku cawayso nolol wacaneey

Exit mobile version