dhan dhan dhan dheh
hoo caashaqa dhan dheh
dhig dhig dhig dheh
wadnaha dhiniciisa dhig dheh
hoo meel dhawrsan dhig dheh

dheemaniyo luuleey
dhibic roob xareedeey
dhabi baxay la moodyeey
dhaayahaad u roontay

dhab dhab dhab dheh
hoo midigtayda dhab dheh
hoo dhexdayda dhab dheh
dhis dhis dhis dheh
dhigtiyo udubkiisa dhis dheh
hoo dayrkiisa dhis dheh

Exit mobile version