dig dam oheey digdam
adigaa dagayoo
naftaydadii dabree
oheey digdam

qalbigaad dirataa
daalaa dhacayee
macaan dig dam
adigaa dagayoo
naftaydii dabree
oheey dig dam

wadno kuu damqadoo
dareen gaara qaba
dadba kaa xigsadee dig dam
daab iyo xariireey dig dam
dumar taaan ka doortaay
aan wada dakayne digdam
kaalay ila damaashaad

mudaan ku dikriyaya
inaan darisnee oheey digdam
dabiibta naftaad
digtoor u tahee macaan dig dam

caqligaad duwata
doc kaleeto nacoo
adi kuu dardhadee dig dam

Exit mobile version