muxibiyo kalhacayl
aan la miiri karin
igu miistaye
huuni mcha allah

mar hadaan ku helay
mataano nahay
mahad eebo weeyo
yakhi maasha allah

kala maarmi mayne insha allah
kala maqnaani mayne insha allah

manadiyo marxabo
aan la malayn karayn
igu miistaye huuno
mansha allah

markii aan ku helay
mugdigii ka baxay
macaan mansha allah

kala maarmi mayne insha allah
kala maqnaani mayne insha allah

matantaydiyee macaan midabsane
midnimada adkee

Exit mobile version