indhahaa aragaaga doonoo iftiin ka hela agtaade
aayaha noloshaydu waa adi adaan kaligaa ku aaminay
illaahii ku uumaa ii kaa abuuroo imtixaan iigu filanee
in yaroon adiga ku waayoo ii imoo agtayda joogo
i dheh erayadaadii macaanaa
adaa aramida jacaylka naftayda la soo abaaroo
ayaamahan oontii diidoo irdhoobay awgaa ilmeeyay

Exit mobile version