walbahaaro jaceyl
ka yar waabtay
ka walaacoo misan
ku waydiiyey dadkii
waxsan sheegyee
bal walaalooy
jaceylka iwaraabi
waafi weeyoo xubigu
waafi weeyee
mana wiiqmo kalgacal
wiiqmi maayee wakan
qaadoo waanadu yay
ku dhaafin wadnahayga
ku daga weerahayga

wadaamihii kalgacal
waan dhuraaayeee
waqal horaay wacadku
ha adkaadoo ka warasyto
ka wareysto dadkii
waxsan sheegyee
bal walaalooy
jaceylka iwaraabi

weehan waayoo
jaceyl ka yar weecday
ka warkeenoo
misana uweydoobay
ka wal walay inaan
ku yar waaayeee
bal walaalooy
jaceylka waraabi

waxtar weeyoo
xubigu waxtar weeye
haku waaro caashqu
wayrax dayoooo
wakhtigu yukuciilin
wacantay daay
waayaha ila eegoo

wadaamihii kalgacal
waan dhuraaayeee
waqal horaay wacadku
ha adkaadoo ka warasyto
ka wareysto dadkii
waxsan sheegyee
bal walaalooy
jaceylka iwaraabi

Exit mobile version