VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Majidho - Lyrics

Ma jidhiyo Waa jidhaa Waa isku qaban jidheen Hadal aan jirin baad Meesha keeni jidheen Laba is jecel baad Kala jeedin jidheen Khudbad aan jidhin baad Soo jeedin jidheen Inta guudhaan fudhaan xidhaan Dhaankana ceelka didhaan Intaa ma isku heli kadhaan Warkayga ma garan kadhaa Si dhaba ma u fahmi kadhaa Maaxdiisa ma dhuran kadhaa Maahmaahyo ma heli kadhaa Ma sarbeebi kadhaa Ma ii saafi kadhaa Hadalkan ma kadhaa Mise waad ka dhacdoo Iska dhaafi kadhaa Ma jidhiyo Waa jidhaa Waa isku qaban jidheen Hadal aan jirin baad Meesha keeni jidheen Laba is jecel baad Kala jeedin jidheen Khudbad aan jidhin baad Soo jeedin jidheen Xin iyo xaasid Dad xumaanta Ku xamaasha Oo xurmaynta Ka xumaada Xaqdhawr beele Yaa xushmeeya Xaqdi beena Dad ku xiiqa Dambi xoogle Xoogsanaaya Xabaashooda Yaa ku xoora Kii xunkaaye xaasidka Xuu yiri Xamxam baan maqlayee Xaajira Xanta waan ka maqnaaye Xay tiri Wuu xumaan jecel yahay Xaw qaban Xaaladii gudubtee Xaw tari Sida dheemanka luul Dheeheeda loo mood Dhexda dhuuban dhab Sida dhiisha la mood Dhawaaqaaga macaan Wadnuhuu ku dhacee Dhaansiga inanayhay Ma ila dheeli kadhaa Ubaxan dhiinka ah Ma ii dhiibi kadhaa Dhab ma kaa tahayoo Dhaxdin ma ii noqotaa Ma jidhiyo Waa jidhaa Waa isku qaban jidheen Hadal aan jirin baad Meesha keeni jidheen Laba is jecel baad Kala jeedin jidheen Khudbad aan jidhin baad Soo jeedin jidheen Inta guudhaan fudhaan xidhaan Dhaankana ceelka didhaan Intaa ma isku heli kadhaan Warkayga ma garan kadhaa Si dhaba ma u fahmi kadhaa Maaxdiisa ma dhuran kadhaa Maahmaahyo ma heli kadhaa Ma sarbeebi kadhaa Ma ii saafi kadhaa Hadalkan ma kadhaa Mise waad ka dhacdoo Iska dhaafi kadhaa Belo kula cayaadhay
Queue is empty
-- / --