masoo koobi karo amantaada
miiisaan masaari karo
ruux kulamido kula meel dhigo
koonkaba majoogi karo
saamiyaay majoogi karo
kama maarmi karo
mele kale kama aadi karo
makaro ma odhan karo
wax kastoon kuu keeni karo
kalama soo daahi karo
adaa ila kobcin kara
xubiga sii kordhin kara
kalgacal iwaraabin kara
kashayda ilaalin kara
adaa ila keeni karaa
masii qeexi karo amaantaada
marnaba masaafi karo
qofkuu qalmoo kugu qiyasi akro
qarnigan ma joogi karo
saamiyaay ma joogi karo
dhibka kuguma eegi karo
kurbo kuuma quuri karo
kolnaba kuma odhan karo
inkastoon ka kaafi karo
kaagama sii jeedsan karo
adaa ila kobcin kara
xubiga sii kordhin kara
kalgacal iwarabin kara
kashayda ilaalin kara
adaa ila keenin kara