sahra kaamileey
sahra kaamileey
kadisbaad jaceyl
iiga keensatee
sow nigan kalgacal
durba kuula baxay
kunjeer buu afkii
magac kuu baxshee
sownigan kor dahab
misna kuugu daray
siday kayd yihiin
kolba erey qurxoon
waanigan kaabaay
sahra kaamilay
kaaga milay xiiskee
kaaha waabaraay
amaan koobsataay
anaa kasaay
kowkan kuugu jecel

kalsoonaad naftii
ku abuurtaye sowtan
kashii kalmadaada jecel
korkaad saarantahoo
karaaaysan tahee
sownigan kufkaa
kaligaa ku jecel
siday kayd yihiin
kolba erey qurxoon
wanigan kaabaay
sahra kaamilay
kaaga milay xiskee
kaaha waabaraay
amaan koobsatee
anaa kaasaay
koonka kuugu jecel

Exit mobile version