Xarfaha magaceeda
Xabadka laabtayda
Yartaan ku xardhaay
Xidigtii xamaree
Xaawalayda dhamaan
Midaan ka xushaay
Xuural cayntii aduunkaay
Xidigtii xamaree
Xaashee xubnaheeda
Xayaadka laah
Dhabankeeda xaada le xayaaka laah
Yaa xabiibti xayaati
Xayaaka laah
Anaa xubak amuut fiika xayaaka laah
Jacayl xadka dhaafay
Xiskiyo maankayga
Midii xukuntaay
Xidigtii xamaree
Xulkii dumarkeen
Haween ka xushaay
Xiska taan ku hayaay
Xidigtii xamaree

Exit mobile version