Waxan doono jecelay
Waxaan diidanahay
Neceb danta ila og-
Soonay dookha igu
Gargaartaay dumar
Kulama simi karo
X2

Qalbiga adaa dagay
Damacaygana hantiya
Markaad docdayda
Joogtaa wahabku iiga
Duulaa farxad daree-
Mayaayee x2

Kuway diintu sheeg
Too baryada daa
Imkiyo ducada waal-
Idkaa lagu helo dacad
loo noqdaa tahayee
X2

Waagoo dilaaciyo cir
Koo dayr onkadayoo
Dhulkoo doogleh iyo
Xareed hamuun dee-
Qaan u qabayee rabi
Igu duwaa tahayee
X2

Durustii kalgacalkiyo
Daran doori sheekada
Lamaanuhu way sidiir
Shaan dhaxanta iga
Dayroo idugso adna
Aniguye x2

Kuway diintu sheeg
Too baryada daa
Imkiyo ducada waal-
Idkaa lagu helo dacad
loo noqdaa tahayee
X2

Exit mobile version