aadmigu wuxuu ka siman yahay
jecel yihiiin inay arkaanoo
naftunaa axadku beermoo
loo guur nuglaadoo
guurey dhacada weeyaan
habsamidaa midii loo abuuraa
haybadiyo cishqiyo
asluubtaba midii loo dhameeyaa
caqligaa lagu adeegtiyo
caqligaa igaga beermiyo wadnaha
aragaa igu shaqeeyiyo
beri hada iyo habeenba ogsonow
waxaa dhaqankuba dhismahaa
asaaska dhulka lagu bineeyaa
onkodkiyo dabaysha dhacaysaa
igu beerto qoroxdooo
kamil badan ha jiree
albiyadu eebe usiiyaay
aniguna orodkiyo
dedaalkuba inaad kuyeelataayee
caqligaa dadka ugu adeegtiyo
aragaa lagu shaqeeyiyo
bari hada iyo
habeenba ogsoonow

Exit mobile version