waxaan ahay dagmooy dawadaa jacayl
darajaba u mudan dad ma wada helee
deeqaha ilaah nooguma darnaanin
inta laga dalboo dayaxeenu waa
danbarsama curtoo fadka yaal dushaada
meelna kama da oo doobigan camiran
dad ma wada qabee hadaad ina daa nimcada

haween kugu doorsan maayee ha daalin
runtii boqorbaad sidaayee is daji
naa hadhkaagaad daawatee ha ina dilin

wuxu yahay dugaal darmo lagu gam iyo
haduu daato qoys dawo lama helee
qalbi daacadoo dulmi lagu sadaa
fidmo kama bexee dad iyo xoolo waan
ku durduuranoo diriradii gubaa dayr kugu simo
daahanbaad ka tahay duruufaha jiree

Exit mobile version