hadii dakharada jacaylku in badan doog soo kacdoonta
dil iyo ii gaystay dhaawac muxuu dal daluu naftayda
shir qool dabin ii maleegay

mar i dage hoy illaah ha dagee
walee iska daayay caashaqa ee

haduu dabray uu fogeeyay duruuftiyo waayahayga
xaqiiqadii iga daboolay aayahayga muxuu daday aayahayga
jacaylku dantayda laalay

muxuu idaldalay jacaylku iiman dood ii qalmaynin
darmiyo caw ila wadaagtay daraato waxaan ilaaway
hadaan dib kasoo xasuustay

Exit mobile version