intaanay gaadheyn
gacan taydu meelsare
ciil igu gaboobiyo
godobaan ka shaleeya
cidi ii garaabeyn
dhaladeydu geed baar cas
saarnaa guudkee
adigana garaadkaagii
indhahaaa la galiyayoo
goobey wax barashada
walaalbuuxshe weeyee
mid gar gaara hay dabin
doqonbaa gaf iyo gari
ugeystay abaalna aan iigudeyn
qaar baa ninkii galey
lugta kala galbaaa
dhaladeydu geed baar cas
saarnaa guudkee
adigana garaadkaagii
indhahaaa la galiyayoo
goobey wax barashada
walaalbuuxshe weeyee
mid gar gaara hay dabin

Exit mobile version