haduu qof ahaan lahaa
jaceyl qolo yeelan lahaa
tol iyo qolo iga qabtiyo
qaraabo lahaan lahaa
miyaan qalbi jabi lahaa
qudhaydu miyaya dhibkiyo
quursiga unuglaan lahayd
indhuhu ilintii qabteen
miyAY soo quban lahayd
miyaan qoraxdii dhacadab
ahay qooma moon lahaa
qiiradu waa shay dhibee
dibinta badh qaniini lahaa
hadii qori lagu ridiyo
qaansiyo leeb iyo rasaas
qiyaastii waxyeelay lay
qorshaan uma leegi lahaa
noloshii qaayaha lahay
miyey qurux beein lahay
miyay qof inacay
qolkiisa ku diirsan laha

Exit mobile version