u heelaniyaa danteena
hubaal jecliyaa amaantaadaa
hamuu qadiyaa dartaa
kusoo hirtaya dhankaaga
ayaan socday raadiskaaga
si aan uhan taad qudhaadaa
ugaley halis aawadaada
hogbuu galey cashqii
hadaanan hadaanan
hadaanan helayn bogaagii
haraadti kareyn bogeyga
miyaan ku qancaa hilowga
habeena kaseexa waayey
haasaawihii sheekadaada
anaa hubo caashaqaagu
hog weyn buu iwadaa
hilaaciyo hogol daruura
hadana aan iida aynin
qorshaha aan iga tiraynin
miyaan ku haraadayaa

Exit mobile version