uheelaniyaa danteenaa
hubaal jecliyaa duntaada
hamuun qabiyaa dartaadaa
usoo hiryataa agtaadaa
ayaan socday raadiskaaga
si aan uhantooo qudhaada
u galey halis aawadaa
hogbuu galay caashaqii
hadaanad helay naftaada
haraad tiri kareyn bogeyga
miyaan ku qancaa hilowga
habeeno kaseexan waayey
hasaawiyo sheekadaaada
anaa huba caashaqaagu
ho weyn buu iiwadaayee
hilaaciyo hogol daruura
hadana aan ii da aynin
horshaha aan iga tareyn
miyaan ku haraadayaa
hadaanad helay naftada
haraad tiri kareyn bogeyga
miyaaan ku qancaa hilowha

Exit mobile version