anoo kuxushaa qalbiga xagatoo
xanuun ku abuuurtay laab xalanoo
kal gacal laxuimeeyay xiiso malee
naftaan ka xoreey maxaaleeyee
xiskayga jaceylka xoori hadee
caashaqa xumidiisa xal baan uhelee
xusuustii hore xambaaro hadee
anoo ku xushaa xidhiidhkii jartoo
beenbaad uxadreysay xaqiiqdii nacdee
caashaqan laxurmayn xaraarad maloo
xan iyo wuxuu dhali nacayboo
xajeey dhinaceya adaaa xanibee
caashaqa xumadiiisa xal ban uhalee
xusuustii hore xambaaro hadee

Exit mobile version