Abaheygii gacalow
gesigii layga berewo
Wanaag igu gardadiyow

Geerido xaqweyee markey iilka lagu geyooo
Mala iigta kuso gashaaa
Kuma ku hashan aabee

Illahey ku garabsiii su’al lama gafankii
Godka wasac ku noqoy gulle nuur haku galiyo

Abaheygii gacalow
gesigii layga berewo
Wanaag igu gardadiy

Waxa bahal gurgurtiyoo aboor gulle ka cili
Go’a janaad lagu hubin oo hurid gogal xariired aabe

Geedaha fardowsiyo janadii ayar lagu geeyoo
Kugu leyso akhira ifka ugu u roneede

Exit mobile version