eegmo iyo joog
anshaax iyo dhalad
ifka ugu wacan
asal iyo dhalad

oori gobanimo
edeb lagu saday
ee wada iyo qurux
aan la dhaafshay
aynigeed dumar
ilwad iyo qurux

maryan sharafeey
udgoon badaneey
waxa tahay ubax
oogta guran
aga cara dheer
lagu obarshoo
akhlaaq lagu baray

caawana arooskiina
hobalow waa
loo istaage
hobalow waa
aabo iyo hooyo
hoobalow waa
noqda ubad dhala
hobalow waa
farxad hela furan
abidkiin hela

astaan gobanimo
arxan iyo samo
gaari edeb loo
aad u qurux badan

maantabaano miiran
ubaxyada arooskaagan
aabo balayoo ku agaasimayee

maryan ubaxeey
udgoon badaneey
waxa tahay ugub
muqdishoo idil
ila dhuuso mareeb
loo istaago
aroskeedi ishcalaaye

Exit mobile version