intaan kobcayee yaraa
korkiyo ka dhanaa kubana
kashigaa hooy anaa ku jiraye
maxaan kolkooli qabaye
markaan kaalin qaadaye
anigo kuraya kaftamay
kabtayda midaan tolayn
muxuu isku kay kakabay
o kelmada erayo aanan gayin
kasbiyo kuday iga dhigay
kun iyo kaw ban arko
kalsoonina kuma qabe
karaamada dumarkiyo
kuwan dhaqankii kufsaday
ragaw kuligiin miyaa

intaan kaligay ahaa
kurmiyo kalana karkabo
cishqigu kaynaha isudhin
maxaan ku kifaaxay nolol
markaan korta u lulay
jacayl ku kibray ku kashbacay
qofkayga midaan ahayn
muxuu igu koodshay kadin
o afkaygu waxaanu karin
kas xumo kadisa igu dayay

Exit mobile version