sidaa raybad guunoo intuu roobkii ku onkaday
biyuhuna ay laba rog manayaan dhulku rays
qabaw yahay
oo ramaaska doogiyo ubixii rablooboo laamuhu
ruxmanayaan sida loogu rayyee isha loola raacan
ana kuu riyaaqee
been laguma rayee qayrkiis u roonow run adan
ku jecelahay miyay ruuxdu meel kale raaliya
ka noqotaa
sidaa dhul bogaad loo intuu rayda ku akumo
banaaniyo hawd sare ku riimoo dadku raali kala yahay
kaamana rogmanayaan in dhihii ku raadsaday
raalibaanay kaa yihiin
nafta waad u roon tohoo kala raysan maynee
riyadii aduunkow

Exit mobile version