aragsan faaisaye
odgeenay ilwaadsan
qurux loo asteeyay
adigaba dunida xaqiiqdi
aadmiga wax dherow
dumarkana ugu ayaan badan

adiga kartiyo dulqaad
sugan anshax iyo aqoon badan
ku ano kalsoonidu
taala aktaade

calafkaa hadii aad a siibto
ilays iyo kuu daaro nuuro
c/risaaq adiga helay
cuduga janada iyo
heelada aamiin

amaansan faisa
ilawaadey akhlaaqsan loo ducaaye
adiga ayniga nasiibka
idilkood dhaafay
dumarkana ugu ayaan badan

adiga murtiyo amaan
mudan ubax iyo xariir
istaahilo kalsoonidu
taala aktaade

calafkaa hadii aad a siibto
ilays iyo kuu daaro nuuro
c/risaaq adiga helay
cuduga janada iyo
heelada aamiin

Exit mobile version